Faroole oo Gaaray Magalada Jig Jiga wadanka Itoobiya

Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiraxmaan Sheikh Maxamed Faroole iyo wafdi uu ayaa goor dhaweyd gaarey Caasimada Dowlada Deegaanka Soomaalida Itoobiya ee Jigjiga, Madaxweynaha waxaa halkaas kusoo Dhaweeeyey Madaxweyne Cabdi Maxamed Cumar.

 

Ujeedada booqashada Madaxweyne Faroole ayaa ah xoojinta xiriirka labada dhinac, kawada shaqaynta amaanka iyo Ganacsiga.

Madaxweyne Faroole iyo Madaxweyne Cabdi Cumar ayaa horey ugu kulmey todobaadkaan dhexdiisa Magaalada Adis ababa oo Madaxweyne Faroole u joogay booqasho rasmi ah.

 

Leave a Reply

Somaliya 1960
Sanad Guuradii Puntland 2011
Somaaliya 1980
Somaliya 1980