War Deg Deg ah :Dr Maxamed Mursi oo ku Guuleestay Doorasada Madaxtinimo ee Dalka Masar iyo Kumanaan Masaari ah oo u Dabaaldagay …
Waxaa Wax yar kahor La Shaaciyay In Doorasada Madaxtinimo ee Dalka Masar oo ku Guuleestay Murashaxa Xisbiga Xuriyadda iyo Cadaaladda ee ka Sharxanaa Ururka Aqwaanul Musliin Dr Maxamed Mursi Kadib Markii uu Helay Cod gaaraya 52.5 tirahaana u dhiganto 80 28933 Halka uu Helay Axmed Shafiiq oo ahaa Nin Kaligiis u Taaganaa Doorasha Madaxtino ee Dalka Masar Wuxuuna Helay Cod Gaaraya 47.5 oo i dhiganto tira ahaan 7272072 Qiyaas ahaan .
Kumanaan kun oo Masaari ah ayaa Saakay ku soo Baxay Banaanka Magaalooyinka Dalka Masar kuwaasi oo u dabaal dagaya guusha uu Gaaray Dr Maxamed Mursi Waxayna ku faraxsanaayeen in uu Guuleestay Kacdoonkii ee ku Rideen Madaxwaynihii Hore ee Dalka Masar Maxamed Xusni Mubaarak.

Maxamed Mursi ayaa Noqonaya Madaxwaynhii Ugu Horeeyay oo Si Cadaalad ah ku Soo DoortaanShacabka Dalka Masar in ka Badan 40 sana ah oo Dalka Xakumayay Ciidamada Milatariga ee Dalkaasi ka Arimaya Hadda Waxayna tan Noqonaysaa in ay Guul Wanaagsan ay gareen Shacabka Reer Masar
Wixii Warar ah ee kasoo Baxa Doorashadaan kala Soco Wararkayna Danbo Insha Allah